Shirkadaha Daallo iyo Jubba oo war Xasaasi ah kasoo saaray arrimaha Xajka

Shirkadaha Duulimaadyada Jubba iyo Daallo ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan eedeymo muddooyinkii u dambeeyay loo jeedinayay. Labada shirkadood ayaa sheegay in mas’uuliyiin xasaanad leh ay ka been abuuraan shirkadda, maadaama lagu eedeeyo inay dhaqaalo badan ka qaadaan dadka xujeyda ah. Aqalka sare ayaa dhawaan su’aalo arimaha xajka ku aadan weydiiyay wasiirkii Diinta iyo … Continue reading Shirkadaha Daallo iyo Jubba oo war Xasaasi ah kasoo saaray arrimaha Xajka